Puntland oo si kulul uga hadashay Wararka sheegaya in la sii daayey raggii dilay Caa’isha Ilyaas

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland C/qaadir Xuseen Nuur Dirir ayaa si kulul u beeniyey warar maalmahan la isla dhexmarayey oo sheegay in la sii daayay  qaar ka mid ah raggii ku eedeysanaa dilka iyo kufsiga Caa’isha Ilyaas Aadan loogu geystay Gaalkacyo dhowr bilood ka hor. C/qaadir Xuseen Nuur Dirir ayaa intaas ku daray in … Continue reading Puntland oo si kulul uga hadashay Wararka sheegaya in la sii daayey raggii dilay Caa’isha Ilyaas